calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo looga adkaaday dagaal maanta ka dhacay Mudug

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo looga adkaaday dagaal maanta ka dhacay Mudug
Maleeshiyaadka Al-shabaab oo looga adkaaday dagaal maanta ka dhacay Mudug — SONNA
Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta ee Galmudug ayaa ku guuleystay dagaal dhan ka ah maleeshiyaad Al-shabaab ee ku haray deegaanka Qod-qod oo ka tirsan Mudug. Ciidamada oo isbaheysanaya ayaa maleeshiyaad Al-shabaab ka saaray deegaanka Qod Qod ee gobolka Mudug,halkaasi oo ay si dhuumaakeysi ah ku joogeen kooxdaasi. Saraakiisha Howgalka Hogaamineysay ayaa Xaqiijayay in dagaalkii manta looga adkaaday kooxdaasi,isla markaana laga saaray deegaanka Qod Qod. , Wasiirka Amniga Galmudug mudane Axmed Mucalim Fiqi,ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in ay sii socon doonaan dagaalada kooxdaasi looga saarayo deegaanada Mudug iyo Gaalgaduud.  
La wadaag