Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan
    June 9, 2026
    Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray
    June 8, 2026
    Ciidamada ammaanka oo Hotel Elite ee Muqdisho ku soo bandhigay hub kala duwan
    June 8, 2026
    Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah
    June 8, 2026
    Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca
    June 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay ka soo hooyeen howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay ka soo hooyeen howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab
GudahaWararkaWargayska

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay ka soo hooyeen howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 21, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyay saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka guulaha ay ka soo hooyeen howlgallada ay ka wadaan gobollada dalka ee looga sifeynayo argagixisada Al-Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in geesiyaasha ciidamada qalabka sida ee u istaagay xoreynta dalka iyo ciribtirka argagixisada Al-Shabaab ay taariikhda xusi doonto, maadaama ay u soo dhabar adeegeen daroofo adag si ay u samata bixinaayn dalkooda oo ay uga dulqaadaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed.

“Runtii aad iyo aad ayaan idinkaga mahadcelinayaa shaqada adag aad heysaan ee habeen iyo maalin, soo jeedka, dhaxanta, kaneecada iyo dagaalka joogtada ah ee aad kula jirtaan argagixisada iyo cadowga Ummadda Soomaaliyeed runtii aad baan idinkaga mahadcelineynaa, howsha aad ku jirtaan shaqo ma ahan ee waa waajibaad wata naftiina inaad u hurtaan oo aad naftiina u hibeysaan difaaca Ummaddiina, dalkiina iyo dowladnimadiina”. Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in howlgallda ciidamada qalabka sida ay ka wadaan qeybo ka mid ah Gobollada dalka laga gaaray guulo la taaban karo, waxaana uu ku booriyay inay labo jibaaraan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii…

June 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Allaha u naxariisto Agaasimihi Madbacadda Qaranka ayaa ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho;(SONNA)- Axmed Faarax Gaatamow oo ahaa Agaasimaha Madbacadda Qaranka ayaa caawa maqribkii Muqdisho ugu geeriyooday wadno xanuun. Allaha u naxariisto…

Wararka
April 29, 2020

Wasaaradda xaanada xoolaha oo kaalmo gaarsiisay agoontii askartii ku dhimatay dagaalka Khawaarijta

Baydhabo (SONNA): Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Baydhabo deeq raashin Gaarsiiyay Xaasaskii…

GudahaWararka
March 12, 2024

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Washington kula kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

Wasahington.(SONNA)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Washington,…

Wararka
October 29, 2019

Ra’iisul wasaare Kheyre oo daah-furay munaasabadda 60 guurada xornimada Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Xasan Cali Kheyre oo daah furay munaasabadaha weyneynta xuska 60 Sano guurada xorriyadda iyo midnimada…

Wararka
March 6, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023