Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    HALGANKA NOLOLEED EE XOOG-MAALATADA
    May 23, 2026
    Wasiir Xasan Eelaay oo lagu soo dhoweeyay Qansaxdheere
    May 23, 2026
    Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka
    May 23, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)
    May 23, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo aqoon kororsi u furay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir
    May 23, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweynaha JFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib shirkii wadatashiga Heer Federaal iyo Heer D/goboleed+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweynaha JFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib shirkii wadatashiga Heer Federaal iyo Heer D/goboleed+Sawirro
GudahaWararka

Madaxweynaha JFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib shirkii wadatashiga Heer Federaal iyo Heer D/goboleed+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 21, 2020
5 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee loo soo maray sidii looga miro dhalin lahaa wadahadalladan horseeday Heshiiska Hannaanka Doorashada dalka.

Madaxweynaha oo uga mahadceliyey Dowla Goboleedka Galmudug bulsho iyo Madaxba sida ay u martigeliyeen Shirarka Dhuusamareeb ayaa ka aqbalay codsi ay soo gudbiyeen oo ku saabsan in magaca magaalada lagu mataaneeyo xusuusta shirarkan taariikhiga ah, sidaas darteed Madaxweynuhu waxa uu ku dhawaaqay in loo bixiyey magaalada magaca Samareeb, si loogu maamuuso Shirarkan lagu jaangooyey hannaanka doorashooyinka dalka.

“Maadaama Doorashadu ay tahay mid heer Federaal ah heshiiska aan halka ku gaarnay waa mid aan u qaadnay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, annagoo ugu baaqayna walaalaha ka maqnaa Shirka in ay ku soo biiraan dhammeystirka wixii shaqo ah oo inoo dhiman.”

Dhankooda, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo bogaadiyey heshiiska Shirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ka warbixiyey dadaalkii mugga weynaa ee la geliyey sidii ay uga soo qeyb gali lahaayeen dhammaan Dowlad Goboleedyada, taas oo xoojinaysa isu-tanaasulka, is ogolaanshaha iyo ka shaqeynta danta guud.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa dul istaagay hannaanka loo maray heshiiska doorashooyinka dalka, caqabadaha ku xeernaa iyo dadaalka mugga weyn ee Madaxdu ay ku bixiyeen qorsheynta doorasho ka turjumaysa duruufaha dalka iyo hiigsiga shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in lasii ambaqaado Heshiiska Dhuusamareeb 3, kaas oo ku yimid dadaal heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed oo mug weyn.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa dhankiisa tilmaamay in heshiiska Shirku uu ku saleysan yahay aragti wadaag loo dhanyahay, Muwaadin kastana uu waajib ka saaran yahay qabsoomidda doorashadan.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga weheliyey ayaa intaas kaddib waxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer ee loo soo maray sidii looga miro dhalin lahaa wadahadalladan horseeday Heshiiska Hannaanka Doorashada dalka.

Madaxweynaha oo uga mahadceliyey Dowla Goboleedka Galmudug bulsho iyo Madaxba sida ay u martigeliyeen Shirarka Dhuusamareeb ayaa ka aqbalay codsi ay soo gudbiyeen oo ku saabsan in magaca magaalada lagu mataaneeyo xusuusta shirarkan taariikhiga ah, sidaas darteed Madaxweynuhu waxa uu ku dhawaaqay in loo bixiyey magaalada magaca Samareeb, si loogu maamuuso Shirarkan lagu jaangooyey hannaanka doorashooyinka dalka.

“Maadaama Doorashadu ay tahay mid heer Federaal ah heshiiska aan halka ku gaarnay waa mid aan u qaadnay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, annagoo ugu baaqayna walaalaha ka maqnaa Shirka in ay ku soo biiraan dhammeystirka wixii shaqo ah oo inoo dhiman.”

Dhankooda, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo bogaadiyey heshiiska Shirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ka warbixiyey dadaalkii mugga weynaa ee la geliyey sidii ay uga soo qeyb gali lahaayeen dhammaan Dowlad Goboleedyada, taas oo xoojinaysa isu-tanaasulka, is ogolaanshaha iyo ka shaqeynta danta guud.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa dul istaagay hannaanka loo maray heshiiska doorashooyinka dalka, caqabadaha ku xeernaa iyo dadaalka mugga weyn ee Madaxdu ay ku bixiyeen qorsheynta doorasho ka turjumaysa duruufaha dalka iyo hiigsiga shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in lasii ambaqaado Heshiiska Dhuusamareeb 3, kaas oo ku yimid dadaal heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed oo mug weyn.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa dhankiisa tilmaamay in heshiiska Shirku uu ku saleysan yahay aragti wadaag loo dhanyahay, Muwaadin kastana uu waajib ka saaran yahay qabsoomidda doorashadan.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga weheliyey ayaa intaas kaddib waxa ay ku soo laabteen Caasimadda dalka ee Muqdisho.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

HALGANKA NOLOLEED EE XOOG-MAALATADA

Muqdisho,(SONNA):- Booqasho gaar ah ayaan ku tagay Kawaanka Malaayga ee ku yaalla degmada Xamarweyne, halkaas…

May 23, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ururka Jaamacadda Carabta oo ku baaqay kulan deg deg ah

Mas’uuliyiinta Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in dowladaha Masar iyo Urdun ay soo jeediyeen in wasiiradda arrimaha dibadda ee dowladaha Carabtu…

Wararka
January 28, 2021

Mareykanka iyo IGAD oo soo dhaweeyay guusha uu  ku dhamaaday shirkii Madaxda Soomaaliya

  Mareykanka ayaa soo dhaweyay heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka…

Gudaha
May 28, 2021

Madaxweynaha Qaranka oo hor tagaya Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa goor dhow la filayaa inuu furmo kulan wada jir ah oo ay yeelan doonaan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya…

GudahaWararka
February 21, 2024

Sudan oo dadaal ugu jirta in laga saaro liiska wadamada argagixisada taageera

Khartuum (SONNA)-Madaxa Golaha Ku-meel-gaarka ee ka Taliya Suudaan, Cabdifataax Al-Burhaan, oo ku sugan dalka Isu tagga Imaaraatka Carabta ayaa kala…

CaalamkaWararka
September 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023