Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ
    June 14, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya
    June 14, 2026
    Jaamacadda Ummadda iyo Jaamacadda Ruwaanda oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo dhinacyada waxbarashada 
    June 14, 2026
    TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA 
    June 14, 2026
    Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo
    June 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 17-sano oo galabta sameynaya taariikh cusub
    June 13, 2026
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
Reading: Madaxa la dagaalanka musuqa oo ka warbixiyay waxqabadka guddigaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxa la dagaalanka musuqa oo ka warbixiyay waxqabadka guddigaasi
Gudaha

Madaxa la dagaalanka musuqa oo ka warbixiyay waxqabadka guddigaasi

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
2 Min Read
Share

Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa manta ka warbixiyay kulan ku aadan la dagaalanka musuqa oo uu uga qeybgalay Dalka Masar iyo sida dowladda iyo shacabka Soomaaliya ay uga qeyb qaadan karaan xalka arrintaasi.

Guddoomiyaha oo manta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa xusay in dhowaan ay dalka Masar kaga qeybgaleen shir ku saabsaanaa la dagaalanka musuqa oo ay ka qeybgaleen dalal ka mid ah caalamka.

Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa sheegay in ujeedada shirkaasi uu ahaa sidii dalalka dunida ay isu dhaafsan lahaayeen aqoon iyo khibrad ku aadan la dagaalanka musuqa,,wuxuuna intaa ku daray in halkaasi ay ka soo baxeen fursado wanaagsan oo wax looga qaban karo musuqa.

Guddoomiyuhu,waxa uu qiray in ay jiraan qorshe kutalagal oo la doonayo in lagula dagaalamo musuqa ,gaar ahaan mudada u dhaxeysa 2021- 2023-ka. isagoo intaa raaciya in ciribtirka musuqa uu yahay mid u baahan xal waafi ah oo ay ka qeybgalaan dowladda iyo guud ahaan qeybaha bulshada ee dalka.

Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud,waxa uu xusay in marka la helo iskaashi u dhaxeeya hey’adaha ammaanka,kuwa garsoorka iyo warbaahinta la gaari karo xal ku yimaada ilaalinta maaliyadda dalka iyo guud ahaan adeegyada umadda.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Muqdisho,(SONNA):-  Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa…

June 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulan duco ah oo loo sameeyay AUN Madaxweynihii 2-aad ee Tanzania

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo wakiil ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan…

GudahaWararka
March 3, 2024

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka gaashaandhigga xukumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay furumaha dagaalka ayaa ku Amaanay…

GudahaWararka
June 4, 2021

Ra’iisul Wasaare Xamsa : “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan waa tallaabo guul ah”

Muqdisho-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay hadii Hal milyan oo Soomaali ah ay nolosha caadiga ah…

GudahaWararka
September 4, 2024

Eedeysanayaashi loo xirxiray falalka kicinta bulshada ee ay baraha bulshada ka wadeen oo maxkamad la horkeenayo

Muqdisho (SONNA): Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 19 eedeysane oo loo heysto in Social…

GudahaWararka
June 11, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023