Wararka
Ku simaha Wasiirka ganacsiga oo tababar u furay wakiilada ganacsiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Loading SONNA…
Wararka


Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay sii wadista howlgalada dalka looga ciribtirayo Argagixisada, ilaa laga xoreynayo dhammaan deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan.

Ururka kubadda Cagta Masar ayaa Arbacada maanta ah sheegay inay codsadeen in kooxda garsoorka aheyd ee ka dambeysay guuldarada 3-2 ee Masar ka soo gaartay Argentina wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka laga eryo.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Wasaaradda iyo IOM, gaar ahaan doorka warbaahinta iyo warfaafinta istaraatiijiga ah ee ka hortagga tahriibka iyo socdaalka halista ah, wacyigelinta dadka dib ugu soo laabanaya dalkooda, iyo kor u qaadidda doorka warbaahinta iyo dhaqanka ee nabad-dhiska, xasilinta iyo wacyigalinta bulshada.