Wararka
Ilhaan Cumar oo soo jeedisay in la cunaqabateeyo dhaxal sugaha dalka Sacuudiga

Loading SONNA…
Wararka


Intii ay booqashada ku jirtay, Wasiirku waxay warbixin ka dhegeysatay Safiirka iyo masuuliyiinta Safaaradda oo ku saabsan howlaha socda, adeegyada la siiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dadaallada lagu sii xoojinayo xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan.

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐥𝐮𝐮𝐦𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐟𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐥𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚, 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐧𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫-𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟 𝐚𝐡.

Shirkani uu shir Gudoominayay Ku xigaha Duqa Magaalada ee Maamulka iyo Maaliyada ahna Gudoomiye Ku xigeenka 1-aad EE Maamulka Gobolka Gobolka Benaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure islamarkaana Ay Ka qeyb galeen Mas'uuliyiin Ka socotay Warshadaha Biyaha sifeeya ee ka Howlgala Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, iyadoo good Joog ay Ahaayeen mas'uuliyiinta iyo Qubarada Sheybaarka Gobolka Banaadir.