Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo
    May 23, 2026
    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duqeyn Qorsheysan Ka Fuliyay Deegaanka Ugunji ee Shabeellaha Hoose
    May 22, 2026
    Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibedda oo ka qeybgalay caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika
    May 22, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H
    May 22, 2026
    Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho
    May 22, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Hor-jooge ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hor-jooge ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya
GudahaWararka

Hor-jooge ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya

By shiine Shiine
Last updated: January 10, 2022
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Hor-jooge sare oo ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya.

Hor-joogahan oo lagu magacaabo Aadan Guurow Isaaq oo muddo toddobo sanno ah ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagaxisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Magaalada Baraawe.

Gaashaanle sare Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale oo ah taliyaha ururka 25-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in Aadan uu kala soo cararay naftiisa kooxaha argagaxisada.

Ciidanka Xoogga ayaa beryahan waday dabar-goynta Kooxaha Argagixisadda ah iyagoo maalmihii la soo dhaafay ay korodhay tirada Argagixisadda isu soo dhiibaya Dowladda Soomaliya ka dib markii Ciidanka Xooggu burburiyeen dhufaysyadii iyo goobihii ay ku dhuuman jireen Argagixisaddu.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo

Baydhabo(SONNA):-Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji,ayaa kulan la qaatay Kaaliyaha…

May 23, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in xal loo helo  dadka tahriibka ah ee ku safra badaha

Hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay tallaabo degdeg ah inay qaadaan Midowga Yurub si looga hortago dhimasho kale oo ka…

Caalamka
June 17, 2023

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Norway u qaabbilsan Soomaaliya+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Gaarka…

GudahaWararka
January 10, 2022

Ururada siyaasadeed oo olole doorasho ka wada Muqdisho

Muqdisho (SONNA): Xilli maalmo kooban ay ka harsanyihiin maalinta codbixinta doorashada golaha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ururada siyaasadeed ee…

GudahaWararka
December 22, 2025

Guddiga Awqaafta Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Diinta XFS

Muqdisho(SONNA);-Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan su’aalo waydiin iyo la…

GudahaWararka
September 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023