Wararka
Hogaamiyeyaasha Caalamka ayaa sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Loading SONNA…
Wararka


Shirka oo uu furay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, waxaa ka soo qayb galay Wasiirro, Madax sare oo dowladeed, khubaro dhanka tiknoolajiyadda ah iyo Wakiillo ka kala socday dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay.

Duqa Soomaali-Amerikaanka ah Naadiya Maxamed ee St. Louis Park, Minnesota, ayaa Jimcadii ku timid Muqdisho booqasho rasmi ah, iyada oo si diirran ay si diiran u soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta sare ee dowladda Soomaaliya, iyadoo ku soo noqotay dalkii ay asal ahaan ka soo jeedo markii ugu horreysay ku dhawaad toban sano kadib.

Dhagax dhigga Xaruntaa Amni ayaa meesha ka saareysa baahida ay dadka deegaanku u qabeen helidda adeegyada dowliga ah, si meesha looga saaro caqabadihii dhinaca Garsoorka iyo amniga la xiriiray oo ay qabeen Bulshada Deegaanka Masagawaa.