calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray kooxaha iyo Gadiidka Gurmadka Deg-dega

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray kooxaha iyo Gadiidka Gurmadka Deg-dega
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray kooxaha iyo Gadiidka Gurmadka Deg-dega — SONNA
Muqdisho-(SONNA)- Maamulka gobolka Benaadir ayaa heegan galiyay kooxaha gurmadka deg dega ah iyo nuucyada gaadiidka ay adeegsadaan si ay uga hortagaan hadii ay yimaadaan musiibooyin deg deg ah. Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho  mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray xarun lagu diyaariyay kooxaha gurmadka iyo sidoo kale gaadiidka xaaladaha deg dega loo adeegsado. Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray digniin culus oo ku saabsan roobab mahiigaan ah oo saacadaha iyo maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka.
La wadaag