Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Amniga Gudaha oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
    March 8, 2026
    Gargaar biyo-dhaamin ah ayaa loo sameeyay qoysaska ay abaartu sameysay ee ku nool gobolka Hiiraan
    March 8, 2026
    Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu
    March 8, 2026
    Bandhigga Ganacsiga Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay
    March 8, 2026
    Degmada Cabdi Casaiis oo u gudubtay wareegga 3-aad ee  Tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddiga doorashooyinka heer federaal oo doortay Guddoon cusub
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddiga doorashooyinka heer federaal oo doortay Guddoon cusub
GudahaWararka

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo doortay Guddoon cusub

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: January 15, 2022
2 Min Read
Share

SONNA (MUQDISHO)- Madasha Munaasabadda tartanka Doorashada xilka Guddoomiyaha Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa lagu qabtay gudaha hoolka shirarka ee Avisyoni, waxaana xilka isu soo taagay illaa saddex musharax oo mid ka mid ah dib uga laabtay tartanka markii loo oggolaaday jeedinta khudbadahooda ku saabsan waxqabadka iyo waayo aragnimadooda aqooneed si ay ugu tartamaan xilka Guddoomiyaha FEIT.

Munaasabadda oo si habsami leh looga soo shaqeeyay ayaa waxaa goob jog ka ahaa Warbaahinta madaxa banaan iyo tan dowladda, mas’uuliyiin Xafiiska R/wasaaraha, Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Fiet, Ururka bulshada Rayidka, Mas’uuliyiin ka socotay Guddiyada Doorashada heer Dowlad Goballeed ee SEIT, iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddiga Qabanqaabada doorashada.

Abuukaate Mowliid, Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Dooradhooyinka ee FEIT kana mid ah Guddiga Qaban qaabada ayaa furay tartanka doorashada oo u tartamayeen Cabdiraxiin Cabdicasiis, iyo Muuse Geelle Yuusuf.

Muuse Geelle Yuusuf ayaa ku guuleystay Xilka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo helay 14 cod halka Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan uu helay 11 cod sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Doorashada.

Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan iyo Muuse Geelle Yuusuf oo ah Guddoomiyaha cusub ee doorashada ayaa labada hadallo mahadcelin ka jeediyay isagoo ballanqaaday dadaalka dhameystirka doorashada waqti yar.

Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim Bare ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha Cusub isagoo ugu baaqay wadashaqeyn iyo hufnaan shaqo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Amniga Gudaha oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la…

March 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Oo Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Software Casri Ah U Furtay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Qaar ka mida Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha ayaa ka faa’iideysan doona tababrkan casriga ah ee ku saabsan  nidaamka beeraha…

Wararka
August 19, 2020

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo cambaareeyay go’aankii gardarada ahaa ee Israa’iil

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa'iil ay ku sheegtay…

GudahaWararka
December 28, 2025

Ciidamada Amniga oo howlgalo ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa xalay hawlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Warta-nabadda ee…

Wararka
January 9, 2020

Wasiir Biixi oo la kulmay dhiggiisa dalka Kuwait

Kuwait city-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Kuwit city kula kulmay diggiisa dalka Kuwait Marwo Eng. Nuura…

GudahaWararka
April 9, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023