Wararka
Duqeymo loo geystay Shirkadda Shiidaalka Sacuudiga ee Aramco

Loading SONNA…
Wararka


inta uu joogo Mareykanka waxa uu ka qayb geli doona kulamada afar dhammaadka iyo kama dambeysta Koobka Adduunka ee FIFA World Cup 2026, wuxuuna sidoo kale halkaas kulamo iyo howlo la xiriira horumarinta kubadda cagta kula yeelan doonaa madax iyo masuuliyiin ka tirsan FIFA iyo bahda Kubadda Cagta Caalamka.

Intii uu booqashada ku guda jiray, Danjiruhu waxa uu saxiixay buugga tacsida ee loo furay geerida Amiirkii hore ee Dowladda Qatar, Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani, oo sidoo kale ahaa aabbaha Amiirka talada haya ee Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani.

Intii ay socdeen kulammadan, waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo dalalka xubnaha ka ah OIC, gaar ahaan dhinacyada hormarinta qoyska, ilaalinta xuquuqul insaanka, awood-siinta haweenka, daryeelka carruurta, horumarinta bulshada iyo isdhaafsiga khibradaha iyo aqoonta.