Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka hawlaha guud oo la kulmay wasiirka gaadiidka iyo dhismaha Turkiga
    May 21, 2026
    Safiirka Soomaaliya oo warqadaha Aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Mauritania 
    May 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya
    May 21, 2026
    Wasiirka Caafimaadka oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ciribtirka cudurka Dabaysha
    May 21, 2026
    Wasiir Cali Xaaji oo sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhismaha nidaam caafimaad oo casri ah
    May 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Dowlada Somaliya oo billowday mashruuc dib loogu dhisayo waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Dowlada Somaliya oo billowday mashruuc dib loogu dhisayo waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar
Wararka

Dowlada Somaliya oo billowday mashruuc dib loogu dhisayo waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 29, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bolliwday dib u dhiska Waddada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar oo uu dherekeedu yahay 90 km.
Mashruucan waxaa fulineysa Dowladda Qadar oo horay u ballan qaadday dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar.

Howsha dib loogu dhisayo Waddada isku xirta Muqdisho iyo Sh/dhexe oo shalayto billaabatay ayaa waxaa kormeer ku tagay Guddoomiyaha Degmada Heliwaa, C/xakiin Cumar Cabdille (Jacfaan),

Guddoomiyaha ayaa bogaadiyay howl-wadeennada dhismaha Waddada, wuxuuna kula dar-daarmay in ay muujiyaan dhabar adayg, maaddaama ay ku xeeran yihiin duruufo badan.

Inta badan Waddooyinka isku xira Gobollada Dalka ayaa waxaa ku yimid bur-bur xooggan Soddonkii Sano ee ugu dambeysay, iyadoo ay dhibaato kala kulmaan Gaadiidleyda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka hawlaha guud oo la kulmay wasiirka gaadiidka iyo dhismaha Turkiga

Ankara (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub…

May 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ee dalka DRC Congo

Kinshasa Kongo DRC-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa waxaa waraaqaha aqoonsiga danjirnimo ee…

GudahaWararka
October 21, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: ”Wax wada-hadal ah oo aan la furnay Khawaarijta ma jirto waa been”

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin wax wada hadal ah oo ay dowladdu la…

GudahaWararka
July 2, 2024

Gaadiid ciidan oo lagu wareejiyay qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta ku wareejiyay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir gaadiid si…

GudahaWararka
April 13, 2023

Khawaariijta oo dhexdooda iska dilay 43 xubnood

Muqdisho(SONNA):-Kooxaha khawariijta ee Al-shabaab iyo daacish ayaa bilaaabay in ay isku qaadaan weeraro joogta sida ay xog ku ogaatay warbaahinta…

MaqaalladaWararka
March 25, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023