Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray
    June 8, 2026
    Ciidamada ammaanka oo Hotel Elite ee Muqdisho ku soo bandhigay hub kala duwan
    June 8, 2026
    Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah
    June 8, 2026
    Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca
    June 8, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya
    June 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Dib-u soo noolaynta Cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka gobolka Bakool (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dib-u soo noolaynta Cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka gobolka Bakool (Warbixin)
GudahaMaqaalladaWararka

Dib-u soo noolaynta Cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka gobolka Bakool (Warbixin)

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 12, 2020
3 Min Read
Share

Bulsho kasta oo deegaan ku nool waxay leedahay dhaqammo iyo ciyaaro u gaar ah ,waxaana jira cayaaro aad looga xiiseeyo deegaannada Gobolka Bakool waxaana ka mid ah ciyaarta loo yaqaanno “kobdhow” waana mid bulshada soomaaliyeed ka wada siman yihiin oo xilliyadii hore lagu tababaran jiray si xilliyada qaarkood qofku ku dagaallami jirey.

Xilliga dagaalka waxa la adeegsadaa Falaar, hase ahaatee xilligaan waxa lagu tartamaaya gamuun oo keliya,

Galab walba marka salaada casar laga soo baxo ,waxaa isugu yimaada fagaare ku yaal Gobolka Bakool dad badan oo cayaartaan daawada waxana ku tartamayaa labo koox, oo isugu jira dad da’ah iyo dhalinyaro, waxa la kala tirsadaa dhibco buug lagu qoro, waxa kale oo lagu xisaabiyaa xariijimo dhulka laga jeexo oo dadka oo dhan wada arkayaan, kooxdii laga badiya waxaa ay shaah u iibisaa kooxda badisey, waxaana lagu dur tiriyaa geeraar ma jirto wax intaa ka badan oo lagu kala helo.

Agabka lagu cayaaro waa mid gacmahooda ay ku sameysteen oo ka mid ah hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, waxana uu ka kooban yahay Qaanso iyo Gamuun, goobta ay fadhiyaan oo gamuunada laga tuuro iyo meesha bartilaameedka ah waxay isujiraan masaafo dhan 60 mitir.

Waxa xusid mudan oo aad iisoo jiitay gamuunnada lama kala tuurto ee hal mar ayaa la isla tuuraa la iskuma qabsado ee waa lakala yaqaanaa, qofkii gamuunka ku dhuftana waxa loo soo qaadaa kii ku dhuftay iyo midkale oo Kooxda kale laga soo qaado, waxa jira dhalinyaro u diyaarsan in gamuunada soo uruuriyaan.

Maxamed Maxamuud Mursal waxa uu hoggaan u yahay mid ka mid ah kooxaha, waxuuna cayaartaan bilaabay isagoo jira 15 sano waxan kala sheekeystey cayaarta iyo qalabka loo isticmaalo…….

Isaak Cabdinuur waa 83 sano jir inta badan waqtigiisa ku soo qaatay cayaartaan “Kobdhowka” kuna xeeldheeraa sameynta qalabka loo adeegsado  wuxuuna iiga waramay inuu yahay macalin dadka ku kala saara wixii ay ku murmaan….

Waxa jira taageerayaal ku taxan oo galab walba u soo daawasho taga cayaarta, Kadiil Cali waxa uu ka mid yahay dadka sida joogtada ah u yimaada goobta tartanka cayaarta lagu qabto waxaana ka muuqda sida uu ugu faraxsan yahay daaashadeeda wuxuuna rajo ka qabaa in kooxda uu taageersan yahay ay guulaysato…

Kabdhawga Waa cayaar aad xamaasad badan, waxaana xusuus lama ilaawaan ku reebay dareenkayga daawashada dhaqan ciyaareedkaan xiisaha badan.

W/D: M.Goone

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray

Muqdisho,(SONNA);- Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda UNESCO, iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT ee ay…

June 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R.Wasaare Khayre: Masiibada maanta waxaa ka nabad galaya kuwa dhagaysta talooyinka bahda Caafimaadka

Muqdisho,(SONNA)— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo sida…

Wararka
April 17, 2020

Wasiirka Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane, Daa'uud Aweys Jaamac ayaa Tababar u furay 30 xubnood oo ka mid ah…

GudahaWararka
July 18, 2023

Ciidamada Ammaanka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay tuulooyin ku teedsan Webiga Shabeelle “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada NISA, Duufaan, Booliska gaarka ah ee Haramacad iyo Ciidanka Xoogga ee Gorgor ayaa howlgal…

GudahaWararka
September 30, 2021

Safiir Jabriil oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin

 Nairobi (SONNA) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin, waxaana munaasabadda lagu…

GudahaWararka
December 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023