
Sidee loo xasillinayaa deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta? (Warbixin)
Waxaa qoray Dahir Aadan Cali — Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya, dadka deegaanka iyo ciidanka Daraawiishta ayaa bilihii la soo dhaafay kooxda Khawaarijta ka xoreeyay deegaa…





