Wararka
Booliska Soomaaliya oo la siinayo tababar la xiriirta ammaanka doorashooyinka “SAWIRRO”


Loading SONNA…
Wararka



Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Wasaaradda iyo IOM, gaar ahaan doorka warbaahinta iyo warfaafinta istaraatiijiga ah ee ka hortagga tahriibka iyo socdaalka halista ah, wacyigelinta dadka dib ugu soo laabanaya dalkooda, iyo kor u qaadidda doorka warbaahinta iyo dhaqanka ee nabad-dhiska, xasilinta iyo wacyigalinta bulshada.

Shirka oo uu furay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, waxaa ka soo qayb galay Wasiirro, Madax sare oo dowladeed, khubaro dhanka tiknoolajiyadda ah iyo Wakiillo ka kala socday dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay.

Duqa Soomaali-Amerikaanka ah Naadiya Maxamed ee St. Louis Park, Minnesota, ayaa Jimcadii ku timid Muqdisho booqasho rasmi ah, iyada oo si diirran ay si diiran u soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta sare ee dowladda Soomaaliya, iyadoo ku soo noqotay dalkii ay asal ahaan ka soo jeedo markii ugu horreysay ku dhawaad toban sano kadib.