calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

News

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la kulmay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la kulmay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la kulmay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka — SONNA
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.   Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo Taliyaha ayaa isla falanqeeyey hawlaha khuseeya labada hay’adood, waxayna xuseen muhiimadda ay u leedahay shaqada Ciidanka Asluubta hay’adaha garsoorka.   Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa ka mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee uu Guddoomiyuhu u sameeyey.
La wadaag