calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Safiirka J.F.S ee Masar oo Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS.

Safiirka J.F.S ee Masar oo Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS.
Safiirka J.F.S ee Masar oo Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS. — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho (SONNA)- Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed oo booqasho ku yimid Safaaradda. Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Wasiirka Sharaxaad guud ka siiyay howlaha Safaaradda iyo isbedaladda xooga leh ee ka socda Safaaradda. Wasiirka oo la kulmay Diblomaasiyiinta ayaa sheegay inu ku faraxsanahay booqashadda uu ku yimid Safaaradda isagoo xusay inu Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ku bogaadinayo Horumarka balaaran ee ka muuqda qeybaha kalla duwan ee Safaaradda. Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed oo booqasho ku yimid Safaaradda. Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Wasiirka Sharaxaad guud ka siiyay howlaha Safaaradda iyo isbedaladda xooga leh ee ka socda Safaaradda. Wasiirka oo la kulmay Diblomaasiyiinta ayaa sheegay inu ku faraxsanahay booqashadda uu ku yimid Safaaradda isagoo xusay inu Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ku bogaadinayo Horumarka balaaran ee ka muuqda qeybaha kalla duwan ee Safaaradda.
La wadaag