calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO” — SONNA
Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir la yeeshay safiirka cusub ee Midowga Yurub u jooga Soomalia Mss Tiina Intelmann, isagoo ugu hambalyeeyay xilka culus ee loo magacaabay. Duqa magaalada Muqdisho iyo safiirka Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay arima dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen doorashooyinka la filayo iney Caasimadda ka dhacaan, arrimaha Amniga gobolka, shaqa abuurka dhallinyarada, xal u helidda maareenta Barakacyaasha iyo dib-u-dhiska magaalada. Mudane Cumar Filisha ayaa balan qaaday in Maamulka Gobolka uu hirgelin doono shaqo abuurka dhallinyarada, ayna diyaar u yihiin xoojinta Nabadgelyada caasimadda iyo bilic soo celinteeda.       
La wadaag