calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Ciidamada Xoogga Dalka oo in ka badan 10 ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Ciidamada Xoogga Dalka oo in ka badan 10 ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”
Ciidamada Xoogga Dalka oo in ka badan 10 ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO” — SONNA
Muqdisho (SONNA)-Degaanka Gal-labashiir, ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Ciidanka Xoogga Dalka waxay kooxda argagixisada Al-Shabaab uga dileen 15-maleeshiyaad ah oo ay ku jiraan horjoogayaal, waxaana laga dhaawacay in kabadan 20 maleeshiyaad ah Ciidamada ayaa Hub iyo saanadkale ka furtay sida uu Idaacadda Ciidamada Qalabaka Sida u sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa yuusuf Raage. Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmahan howlgallo lagu tirib tirayo argagixisada Al-Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyagoo la wareegay deegaanno horleh oo ay maleeshiyada Al-Shabaab dadka ku dhibaateyn jireen.  
La wadaag