Wararka
Xildhibaanada BFS oo ansixiyay xubno ka banaanaa Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyey laba xubnood oo buuxinaya boosaskii ka banaanaa Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka,
waxaana ogolaatay 124-Xildhibaan, waxaa diiday 21-Xildhibaan, halka laba Xildhibaan ay ka aamuseen ansixinta.
La wadaag



