Gudaha
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ku biiray Munaasabadda Xuska maalinta Dalxiiska Soomaaliya

Muqdisho,(SONNA):- Xuska Maalinta Dalxiiska Soomaaliya waxaa hadda ku biiray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud.
Madax ka tirsan Golayaasha Dowladda, mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo marti-sharaf kale ayaa qeyb ka ah.































La wadaag



