calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay bandhigga Filim ka hadlaya xaaladaha dalka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay bandhigga Filim ka hadlaya xaaladaha dalka
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay bandhigga Filim ka hadlaya xaaladaha dalka — SONNA

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifatax Qaasim ayaa xalay ka qeybgalay bandhigga daawashada Filim ka hadlaya xaaladda dalka oo ay soo saareen dhallinyr Soomaali ah

“Waa farxad in Muqdisho lagu bandhigayo filim ay jileen dhallinyaro Soomaaliyeed, waxaana taas sababay isbeddelka amni ee ka jira dalka”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifatax Qaasim waxa uu u mahadceliyay maamulka Shirkadda Nasiye,isagoo intaa ku daray in bandhigga filimkaan uu qeyb ka yahay dadaalka dhallinyarada ee taabanaya horumarka mustaqbalkoada.

Qaar kamid ah jilayaasha filimkaan ayaa ka hadlay doorarkii kala duwanaa ee ay ku matalayeen qeybtii 4 aad ee bandhigga filimkaan.

La wadaag