calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS ”wixii midnimo lagu keeni waayay laguma gaari karo kala tag

Wasiirka Warfaafinta XFS ”wixii midnimo lagu keeni waayay laguma gaari karo kala tag
Wasiirka Warfaafinta XFS ”wixii midnimo lagu keeni waayay laguma gaari karo kala tag — SONNA

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud oo ka hadlay xaflad loo sameeyay kaalinta waxgaradka Soomaaliland ay ku leeyihiin midnimada Soomaaliya ayaa sheegay in wixii midnimo lagu keeni waayay aan lagu gaari karin kala tag.

Wasiirka Warfaafinta XFS ayaa xusay in ay lagama maarmaan tahay in laga shaqeeyo xoojinta wada hadahadala , ilaalinta masaalixda guud iyo in laga fogaado hadallada abuuri kara nacaybka iyo kala qaybsanaanta bulshada.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud waxa uu ku baaqay in la adkeeyo midnimada dadka iyo dalka,isla markaana lala yimaado wax kasta oo suurtagalin kara in dib loo mideeyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

La wadaag