Gudaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Dalka Ciraaq

Baqdaad,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq kaga qaybgalaya furitaanka kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).
Kalfadhigaan ayaa diiradda lagu saarayaa wada hadalka iyo midnimada kaas oo saldhig u ah nabadda, amniga iyo horumar waara, iyadoo ajandayaasha kulanka ay mudnaan gaar ah ku leeyihiin qaddiyadda Falastiin iyo xiisadaha gobolka.




La wadaag



