Wararka
Wasiirada Waxbarashada ee Soomaaliya iyo Turkiye oo yeeshay kulan muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada dalkaasi Marwo Celile Eren Ökten.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Türkiye ee dhinacyada waxbarashada iyo tacliinta sare.
Kulankaan oo ku dhacay jawi aad u wanaagsan waxaa sidoo kale ka qeyb galay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ankara Mudane Fathudiin Cali Maxamed.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Türkiye ee dhinacyada waxbarashada iyo tacliinta sare.
La wadaag