calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Wasiir Cali Xoosh oo muqdisho ka furay shirka madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

Wasiir Cali Xoosh oo muqdisho ka furay shirka madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya
Wasiir Cali Xoosh oo muqdisho ka furay shirka madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya — SONNA

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), oo ay soo agaasintay Hay’adda SoDMA.

Madasha waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle, hay’adaha dowladda, dowlad-goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, safiirro iyo ururrada bulshada rayidka ah, iyadoo diiradda lagu saarayo shirkaan xoojinta gurmadka bani’aadannimo iyo isku-dubbaridka dadaallada loogu diyaar-garowga xaaladaha degdegga ah.

La wadaag