Wararka
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ku wajahan jowhar

Jowhar(SONNA):-Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayaan Wasiirrada Amniga Gudaha, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta iyo Kalluumeysiga iyo Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Wafdigan ayaa ka qayb galaya doorashada Hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.



La wadaag


