calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal — SONNA

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS,Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Japan u fadhiya Kenya, ahna Safiirka aan degganayn ee Japan u qaabilsan Soomaaliya Danjire Matsuura Hiroshi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo ballaarin lahaa loona xoojin lahaa iskaashiga labada dal, iyadoo laga duulayo saaxiibtinimada soo jireenka ah iyo sida ay uga go’an tahay labada nabadda, xasilloonida iyo horumarka.

La wadaag