calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada oo maalintii labaad ka socda Muqdisho

Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada oo maalintii labaad ka socda Muqdisho
Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada oo maalintii labaad ka socda Muqdisho — SONNA

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa maanta maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada, oo u dhexeeya Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee heer Federaal iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad-Goboleedyada.

Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa xoojinta wada-shaqeynta, isku-duwidda qorshayaasha waxbarashada iyo dardargelinta horumarinta nidaamka waxbarashada dalka, iyadoo dhinacyadu ay si wadajir ah uga arrinsanayaan arrimaha mudnaanta u leh waxbarashada Soomaaliya.

La wadaag