calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Shirka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada oo ka furmay Muqdisho

Shirka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada oo ka furmay Muqdisho
Shirka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada oo ka furmay Muqdisho — SONNA

Muqdisho(SONNA):'Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay shirka daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo xoojin lahaa ilaalinta iyo badbaadinta shacabka rayidka ah xilliyada ay socdaan hawlgallada ciidan iyo colaadaha hubaysan.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedyada, diblomaasiyiin, iyo marti-sharaf kale oo ka kala socota dhinacyada ay khuseyso siyaasaddan.

FB_IMG_1788597740677.jpg

FB_IMG_1788597753391.jpgFB_IMG_1788597758214.jpg

La wadaag