Wararka
Ra'iisal wasaare Xamse oo ka qaybgalay Bandhig faneed ay qabanqaabisay wasaaradda Warfaafinta

Xayeysiis
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Bare oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa caawa magaalada Muqdisho kaga qeybgalaya bandhig-faneed ballaaran oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa Ra'iisal wasaaraha ku soo dhoweeyey masraxa bandhigga.
Bandhigga oo ay ka qaybgalayaan kooxaha fanka ayaa lagu soo banshigay farshaxanka dhaqanka la xiriira, suugaan wadani ah oo kala duwan, kuwaas oo lagu difaacayo dalka, waxaana loogu tala galay in sare loogu qaado wacyiga bulshada.










La wadaag

