Gudaha
Maxkamadda Sare oo ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Hirshabeelle

Muqdisho,(SONNA):-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee uu Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimuhu u gudbiyay.


La wadaag


