Gudaha
Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Wafdiga madaxweynaha ayaa soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay Garoonka Cabdullaahi Ciise ee Magaalada Gaalkacyo, halkaas ayey kula hadlayn kumanaan shacab ah.










La wadaag



