calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Janaraal Mascuud Maxamed oo ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Masar

Janaraal Mascuud Maxamed oo ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Masar
Janaraal Mascuud Maxamed oo ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Masar — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho(SONNA):-Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare oo la xariirta Kulliyadda Sare ee Dagaalka ayaa ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Daraasaadka Sare iyo Istaraatiijiyadda.

Janaraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kamid noqonaya saraakiisha Soomaaliyeed ee helay tababarrada heerka caalami ah, taas oo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda iyo aqoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna Jeneraal Mascuud kaalin muhiim ah ka soo qaatay dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

FB_IMG_1782712376957.jpgFB_IMG_1782712379741.jpg

La wadaag