Gudaha
Howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday gaari ay saarnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) iyo saaxiibada caalamka, oo goordhow ka dhacay deegaanka Daniga Baalow ee Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa lagu beegsaday gaari ay saarnaayeen Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, Qaraxyo iyo hub, waxaana howlgalka khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta.
Goor dhow la soco faahfaahin dheeraad ah.
La wadaag



