calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Kulanka ayaa looga hadlay Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed — SONNA

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka socday Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed, oo laf-dhabar u ah ilaalinta diinta, sharafta, dhaqanka iyo qiyamka Ummadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa culimada ka dhagaystay talooyin iyo tusaalooyin muhiim ah oo ku saabsan Hindise-sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed ee horyaala Golaha, isagoo si gaar ah u dhegaystay aragtidooda iyo talooyinkooda ku aaddan sharciyada kale ee horyaala Golaha ,oo ay muhiimka u tahay aragtida Culimada in lagu daro.

La wadaag