calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA iyo Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga Qaranka oo Xaalladda El Niño ka wada hadlay

Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA iyo Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga Qaranka oo Xaalladda El Niño ka wada hadlay
Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA iyo Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga Qaranka oo Xaalladda El Niño ka wada hadlay — SONNA

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaaladda El Niño ee la filayo iyo saameynta ay ku yeelan karto dadka barakacayaasha ah, gaar ahaan khataraha fatahaadaha iyo xaaladaha kale ee ka dhalan kara roobabka.

Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray xoojinta diyaargarowga hore, digniinta hore iyo isku-duwidda hay’adaha si loo yareeyo saameynta musiibooyinka iyo in bulshada nugul loo diyaariyo gurmad ku habboon.

La wadaag