Gudaha
Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS oo xaliyay tabasho ay qabeen xildhibaannada mucaaradka ah

Muqdisho,(SONNA):- Waxaa soo gaba gaboobay wadahadallo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo xubno metelayey Xildhibaanada mucaaradka ah.
Wadahalada ayaa looga arrin sanayey sidii loo dardar galin lahaa howlaha Golaha Shacabka, loona xoojin lahaa wadashaqeynta Xildhibaanada.
Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:-


La wadaag



