calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo daahfuray tababar lagu kobcinayo aqoonta xildhibaannada cusub ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo daahfuray tababar lagu kobcinayo aqoonta  xildhibaannada cusub ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo daahfuray tababar lagu kobcinayo aqoonta xildhibaannada cusub ee Golaha — SONNA

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda-Goboleedka Galmudug, Xuseen Maxamed Nuur Dhagaweyne, oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa, ayaa xarunta Golaha ka daahfuray tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wacyiga xildhibaannada cusub ee Golaha.

Tababarkan ayaa ujeeddadiisu tahay xoojinta fahamka xildhibaannada ee waajibaadkooda sharci-dejineed iyo kor u qaadista awooddooda shaqo, si ay si hufan ugu gutaan masuuliyadda loo igmaday, ugana qayb qaataan horumarinta Golaha Wakiillada iyo matalaadda bulshada Galmudug.

FB_IMG_1793002991550.jpgFB_IMG_1793002984807.jpgFB_IMG_1793002982281.jpg

La wadaag