Gudaha
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiillada Hirshabeelle
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada Dawlad-Goboleedka Hirshabelle.
Doorashada oo dhacday 3 September, 2026, ayaa shaacinteeda waafaqsan qodobka 70-aad farqadiisa 4-aad iyo qodobka 7-aad ee sharciga Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sharci Lr, 28, iyo sharciga 10-aad ee sharciga guddiga lagu dhisay sharci lr, 26.





La wadaag



