calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal — SONNA

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga muddada dheer ee ka dhexeeya labada dal.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sida ay labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Shiinaha uga go’an tahay sii joogteenta iskaashiga laba geesoodka ah iyo horumarinta danaha ay labada dal wadaagaan.

FB_IMG_1789207486663.jpgFB_IMG_1789207483988.jpgFB_IMG_1789207479056.jpgFB_IMG_1789207481608.jpg

La wadaag