calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay
Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay — SONNA

Muqdisho(SONNA);-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya.

Mashaariicdan waxaa ugu horreeya Barnaamijka Wariyaasha Nabadda oo lagu xoojinayo doorka warbaahinta iyo wariyeyaasha ee ka hortagga xagjirnimada iyo argagixisada iyo kor u qaadista nabadda iyo wacyigelinta bulshada.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalaya wasiirro ka tirsan XFS oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Caddaaladda Xasan Macallin Maxamuud iyo Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidamada, safiirro iyo wakiillo ka socda Isbahaysiga IMCTC iyo Saaxiibada Caalamka.

FB_IMG_1787392672353.jpg

FB_IMG_1787389257387.jpgFB_IMG_1787389283809.jpgFB_IMG_1787389284525.jpgFB_IMG_1787389284629.jpg

La wadaag