Gudaha
Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

Baydhabo(SONNA):-Ciidamada Qaranka iyo Daraawiishta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka fashiliyey weerar naf-lacaari ah oo argagixisadu ku soo qaadeen xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo.
Hoos ka akhriso qoraalka oo dhammaystiran.

La wadaag



