calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose — SONNA

Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada lagu xaqiijinayo amniga deegaanka iyo kuwo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka.

Ciidamada ayaa hawlgallo ka wada deegaanno kala duwan oo hoostaga Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ujeedadu tahay in lagu ciribtiro Khawaarijta iyo in shacabka loo xaqiijiyo amni iyo xasillooni.

FB_IMG_1788761332655.jpgFB_IMG_1788761329324.jpgFB_IMG_1788761339534.jpg

La wadaag