calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow — SONNA

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Kumaandooska Danab, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Intii uu socday howlgalka, waxaa lagu burburiyay koox miinooyin dhigaysay oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo ku howllanaa diyaarinta iyo dhigista miinooyin iyo waxyaabaha qarxa, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo waddooyinka ay isticmaalaan gaadiidka shacabka.

La wadaag