Gudaha
Ciidamada Badda Turkiga oo kaashanaya Ciidanka XD oo soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙

Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal.


La wadaag



