Wararka
Banaanbax ka dhan ah weerarka Imaaraatka oo Muqdisho lagu qabtay

Xayeysiis
Muqdisho (SONNA): Shacabka Muqdisho oo isgoyska Taleex uga banaanbaxaya weerarka gardarrada ah iyo faragelinta qaawan ee dowladda Imaaraadka Carabta ay ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya.
Bulshada Muqdisho ayaa muujiyey sida ay u diidan yihiin tallaabooyinka garadarrada ah ee Imaaraatku ku faragelinayo arrimaha gudaha Soomaaliya, taas oo khilaafsan dhaqanka dowladnimada iyo nidaamka diblomaasiyadda sharciga ku dhisan.
La wadaag



