Gudaha
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ XFS ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐ญ๐ข ๐๐ ๐๐จ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐

Muqdisho,(SONNA):- Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabbilay wefti uu hoggaaminayey Sii-Hayaha <br>Agaasimaha Fulinta Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP), Carl Skau.
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka iyo Mudane Carl Skau ayaa ka wadahadlay iskaashiga Soomaaliya iyo Barnaamijka Cunnada Adduunka, gaar ahaan ajandaha sugnaanta cunnada iyo daryeelka bulshada ee Qorshaha Isbeddelka Qaran, u-diyaarsanaanta xaaladda El Niรฑo iyo digniinaha la xiriira ee roobabka iyo fatahaado xooggan ee gobolka Geeska Afrika soo wajihi kara, iyo sida oo kale qorshayaasha xalka waara ee ku wajahan sugnaanta cunnada iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya.





La wadaag



