calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la kulmay maamulaayasha xarumaha xanaannada carruurta “SAWIRRO”

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la kulmay maamulaayasha xarumaha xanaannada carruurta “SAWIRRO”
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la kulmay maamulaayasha xarumaha xanaannada carruurta “SAWIRRO” — SONNA
Muqdisho (SONNA)-Kulan Isbarasho iyo xog is waydaarsi ah oo uu soo diyaariyay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, Qeybta Waxbarashada Caruurta ee (Xanaanooyinka) iyo Maamulayaasha Xannaanooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay xarunta Agaasinka Waxbarashada. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur, kaasi oo bogaadiyay hawlaha ay hayaan hawlwadeennada Xannaanooyinka Gobolka Banaadir, kuna dhiirigaliyay inay si dhaw ula shaqeeyaan qaybta Xannaanooyinka. Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka go’an tayaynta iyo horumarinta Waxbarashada Gobolka Banaadir heerarkeeda kala duwan.         
La wadaag