Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Beeraha oo ka digtay fataahaado waxyeelo geysan kara
    May 5, 2026
    Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti
    May 5, 2026
    Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah
    May 5, 2026
    Kulan looga hadlayay arrimaha bini-aadannimada dalka oo Muqdisho lagu qabtay
    May 4, 2026
    Wasiirka Cadaallada XFS oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka
    May 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo shir guddoomiyay heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo shir guddoomiyay heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM
GudahaWararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo shir guddoomiyay heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: January 15, 2022
1 Min Read
Share

SONNA (MUQDISHO)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgahiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf ayaa manta gudoomiyay shir ku saabsanaa heshiiskii wareejinta FSNAU/SWALIM wajiyadiisa (Phases) halka ay maraayaan, kaas oo ay ka qeyb galeen Agaaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Beraha iyo waaraabka, Tamarta iyo Kheyradka Biyaha iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatiskada Qaranka.

Shirkan oo ahmiyad wayn u lahaa dhinacyadan waxyaabaha looga hadlay waxaa ka mid ah, wareejinta xogta iyo horumarinta nidaamka FSAUN/SWALIM, sidoo kale isku xirka iyo xoojinta wadashaqeynta hay’adaha ay khuseyso.

Ugu dambeyntii Mas’uuliyiinta ayaa isla gorfeeyay sidii loo dar-dargalin lahaa sida ugu macquulsan ee loo soo wareejin lahaa xogta dowladda Soomaaliya, tasoo lagu xoojinayo hay’adda Istaatikasada Qaranka oo shaqooyinka waajibadaadkeeda tahay kaydinta, Aruurunta iyo shaacinta xogaha kala duwan ee dalkeennu ku saabsan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Beeraha oo ka digtay fataahaado waxyeelo geysan kara

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda FS ayaa ka digtay fatahaaddo keeni kara qasaare…

May 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Washington kula kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

Wasahington.(SONNA)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Washington,…

Wararka
October 29, 2019

Hay’adda NISA oo shaacisay in howlgal lagu dilay horjooge Yuusuf Dhegnaas

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay Horjooge Yuusuf Dhegnaas…

GudahaWararka
March 9, 2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Amiirka magaalada Riyaadh

Riyadh-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Amiirka Magaalada Riyaad ee Caasimadda…

GudahaWararka
March 22, 2023

Taliska Booliska oo ka digay in xabado la rido waqtiga dabaaldegga xorriyadda

Muqdisho (SONNA): War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa looga digay ciidamada qalabka sida iyo…

GudahaWararka
June 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023